spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeQM oo sheegay in Weerarkii Garoowe uu yahay Musiib
Array

QM oo sheegay in Weerarkii Garoowe uu yahay Musiib

Ergayga Gaarkaa ee QM u qaabilsan   Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa Cambaareeyay Weerarkii Qaraxa loo Adeegsaday ee Saaka ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland,kaas oo lagu qaaday Xaruumah Hay’adda UN-ka ee Magaalada Garoowe ay ka dagan yihiin.
Nicholas Kay ayaa Weerarkaasi ku Tilmaamay mid Argagixiso waxaana uu intaa raaciyay in ay QM ka Xun tahay.
Weerarka ka dhacay Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 10 Ruux oo ay kamid yihiin Shaqaale u shaqeenayay QM.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular