spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeRabshadaha Baltimore oo Xoogeystey
Array

Rabshadaha Baltimore oo Xoogeystey

Barasaabka  Maryland  Larry  Hogan ayaa  xaalad deg deg ah ku soo  rogay Magaalada Baltimore ee gobolka Maryland iyadoo ilaalada  qaranka  ay gacan ka  geeysan  doonaan  sidi loo  demin lahaa raabashadaha  halkaasi ka taagan. Boliiska   ayaa   sheegay in  15 askari lagu dhaawacay iska horimaad  dhex maray   Boqolaal  dhallinyaro ah  oo boliiska ku  tuurayay dhagxaan  iyo  quraarado.

Muqaal laga daawaday televishinada ayaa  muujinayay   hal  baabuur oo kuwa  boliiska  iyo qar kale oo la gubay. Waxay  Rabashad-wadayaasha  jabsadeen  oo  ay  bililiqeeysteen dukaaman iyagoo  gubay    Pharmacy. Madaxweynaha   Mareeykanka  Barack Obama  ayaa   sheegay in dawlada  dhexe ay gacan ka geeysan doonto sidii loo  xakameeyn lahaa  rabashadaha.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular