Qabiirka ciyaaraha ee Sky Sports Paul Merson ayaa todobaad walba cabira saadaashiisa ku aadan kulamada horyaalka Ingiriiska ee todobaad walba la ciyaaro.
Paul Merson todobaadkaan wuxuu saadaliyay iney guulo heli doonaan kooxaha Chelsea, Liverpool, Man United iyo Arsenal halka Tottenham iyo Man City uu ku saadaaliyay iney barbardhac ku dhameysan doonaan kulankooda.
Chelsea ayaa gurigeeda Stamford Bridge ku xaqiijin karta ku guuleysiga horyaalka Ingiriiska markii ugu horeysay tan iyo sanadii 2010 markaas oo ay ku guuleysteen, waxeyna kaliya sadexda dhibcood u jirtaa iney ku guuleysato.
Kulamada Sabtida:
Leicester City 2 – 1 Newcastle United
Aston Villa 1 – 1 Everton
Liverpool 2 – 1 Queens Park Rangers
Sunderland 1 – 3 Southampton
Swansea City 1 – 1 Stoke City
West Ham United 2 – 0 Burnley
Manchester United 3 – 0 West Bromwich Albion
Kulamada Axadda:
Chelsea 3 – 1 Crystal Palace
Tottenham Hotspur 2 – 2 Manchester City
Kulanka Isniinta:
Hull City 0 – 3 Arsenal