Barnaamij Gaar ah Oo ay Marti Ku yihin 2 Xildhibaan oo lagu kala magacaabo cabdulaahi goodax barre iyo maxamuud guure Iyo Pro; axmed muumin Warfaa Waxana Lagu Faaqiday Kala qeybinta G,hiiraan iyo shirka baladweyne ka socdo waxa laga filaayo mustaqbalka gobolka hiiraan
Barnaamijka Caawa Waxaa so jeedinaa Wariyaheena maxamed Cismaan Makaraan
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka oo Dhameystiran