spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeSaxaafiyiinta Muqdisho oo Codsaday in la siidaayo Wariyaasha Tv-ga Universal
Array

Saxaafiyiinta Muqdisho oo Codsaday in la siidaayo Wariyaasha Tv-ga Universal

Qaar ka mid ah Saxaafiyiinta ka Howlgala Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa wax laga Xumaado ku Tilmaamay Xariga Wariyaasha Tv-ga Universal oo Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ay ku Xireen Magaalada Muqdisho 2-dii Bishaan.

Wariyaasha oo Kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa Dowladda Federaalka ka dalbaday in si Deg deg ah loo siidaayo wariyaasha u Xiran Dowladda islamarkaana la Fasaxo  Xarunta Tv-ga  oo xiran.

Shalay ayaa sidoo kale Kulan ay yeesheen Qaar kamid ah Madaxda warbaahinta Soomaaliya iyo ururka Suxuufitiinta Nusoj waxaa dowladda looga dalbaday in la siidaayo Wariyaasha Xiran sidoo kalena la Fasaxo Xarunta Tv-ga.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular