waxaa maanta lagu wadaa in uu furmo shirka aaya ka talinta iyo dib u heshiisiinta beelaha dega gobolka hiiraan iyadoona aay Ergada ka qeyb galeysa shirka aay ku sii qul qulayaan hoolka shirka uu ka socdo ee magalada beledweyn.
waxaana shirka aaya ka talinta gobolka hiiraan iyo dib u heshiisiinta beelaha dega gobolka ka qeyb galaya xildhibaano ka tirsan baar lamaanka jamhuuriyada soomaaliya siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay xukuumadihii soo maray dalka waxana sacadaha soo socda lagu wadaa in uu si rasmi ah u furmo shirka aaya ka talinta gobolka iyo dib u heshiisiinta beelaha daga gobolka hiiraan.
waxaad filataan goordhaw aqrista yaasheena sharafta leh inaan idiin so gudbino qudbadaha goobtaasi ka socda oo si toos ah aan idiinkugu soo gudbindoono insha allah.