Barcelona ayaa Munich ku garaacday 3 gool oo nadiif ah iyadoo ay wada ciyaareen kulan ka tirsanaa lugta koowaad ee wareegga 4-ta Champion-ka
Tababare Pep Guardiola ayaa waxaa aad uga muuqday murago ka dib sedexdii gool , waxa ayna taasi tusisay in ay adag tahay in natiijadaas ay ka soo laabtaan kulanka labaad ee garoonkooda
Kaamirooyinka garoonka ayaa qabtay macalinkaan hore Barcelona ka dib sedexdaas gool isaga oo indhaha isku haya isla markaana ilkaha isku riqaya