spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeTsarnaev oo raaligeliyay dhibanayaasha weerarkii Boston
Array

Tsarnaev oo raaligeliyay dhibanayaasha weerarkii Boston

Qofka qirtay inuu ka dambeeyay weerarkii qaraxyada ee orodadii Boston ayaa raaligeliyay dhibanayaasha.

Dzhokhar Tsarnaev, oo 21 sano jir ah, asal ahaanna kasoo jeedo Jeejniya, ayaa hadalkaasi ka sheegay maxkamadda horteeda ka hor intaan dilka lagu xukumin.

Waxa uu sheegay inuu dhageystay qof kastoo marqaati ahaa ee hadlay, uuna ogaaday awoodda, dulqaadka iyo sharafta dadkii weerarka ka badbaaday.

Hadalkiisaasi ka diib, xeer ilaaliyaha maxkamadda ayaa soo qaatay hadal uu sheegay Shakespeare, kaas oo ah “Xumaha aad sameysid baa lagugu sameynaayaa’. Qofkastaana wanaaguu galuu la noolaadaa.”

Seddax qof ayaa ku dhimatay, in kabadan 260 qof ayaa sidoo kale ku dhaawacantay weerarka oo dhacay laba sano ka hor.

Dzhokhar Tsarnaev ayaa sidoo kale lagu cadeeyay inuu six un u dhaawacay askeri boolis ah seddax maalin kaddib weerarka.

Tsarnaev oo raaligeliyay dhibanayaasha weerarkii Boston

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular