Allaha unaxariistee Waxaa Goor dhaw Oo Maqribkii caawa Lagu Dilay Magalada Baladweyne Ee Gobolka hiiraan Nabadoon Xasan aadan Ibraahin {Xasan Oog} Oo Mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Gobolka hiiraan
Nabadoonka ayaa la dilay xili uu afur u sidoonanayay gurigiisa oo ku yalay xafada buundo weyn ee magalada baladweyne waxana nabadoonka lagu dilay nawaaxiga gurigiisa
lama oga cida ka danbeysay dilka nabadoonka waxana goobtii ka baxsaday kooxahii dilka geystay
Dilkan Logeystay nabadoonka ayaa noqonayo nabadoonkii labaad oo dilo mudo 5 malin gudahood