Wafidi balaran oo u hogaaminaa wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo federaalka mudane cabdulaahi godax barre ayaa goordhaw sogaray magalada baladweyne ee gobolka hiiraan
wafdiga ayaaa lo sogudbiyay xarunta maamulka gobolka hiiraan waxana ay kulamo laqadanayaan odayaasha iyo wax garad iyo siyaasi horay ugu sugnaa baladweyne
imaatinka wafdigan ayaa waxaa u imanayaa xili magalada baladweyne ay ka socdaan shir dib u heshiisiin iyo aayo katalinta gobolka hiiraan
faah faahin dheraad ah iyo sawiro la soco goordhaw insha allah
Comments are closed.