spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeWar Deg Deg Ah Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo Noqday Madaxweynaha Maamulka...
Array

War Deg Deg Ah Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo Noqday Madaxweynaha Maamulka Galmudug

Waxaa Goordhaw soo dhamaatay tirinta Codadka Doorashada Wareega Sadaxaad ay ku tartamayeen labada Musharax ee kala ah Cabdi Kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Macalin Fiqi
.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku dhawaaqay Natiijada ayaa sheegay in Musharax Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo helay codad gaaraya 49 .halka Musharax Axmed Macalin Fiqi oo isna helay codad gaaraya 40.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaana si rasmi ah u shaaciyay in doorashada ay soo gaba gabooday uuna Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ku guuleestay in uu noqdo Madaxweynaha Maamulka Galmudug .

Waxaana lagu kala baxayay Doorashada sida Sharciga ah Cod hal dheeri ah 50+1 maadaama tirada Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ay yihiin 89-Xidhibaan.

guuleed

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular