Wararka deg dega ah ee hada na soo gaaraya ayaa sheegaya in daqiqado ka hor lagu dilay bartamaha magaalada baledweyne nabadoon caan ka ahaa gobolka hiiraan oo lagu magacaabi jiray Nabadoon Muumin Barre .
Alaha u naxariste Nabadoonka ayaa waxaa toogtay Kooxo ku hubeysan bastoolado kuwaa oo ka baxsaday goobtii u dilka ka dhacay
Goobjoogayaal Ku sugan halka u dilka ka dhacay ayaa Radio Hiranweyn Ushegay In Nabadoonka Lagu Dilay Gurigiisa Hortiisa Lamana oga ilaa iyo hada cida kadanbeysay dilka marxuunka
Waxii ku so kordho Lasoco Hiiraanweyn.net insha allah
Comments are closed.