Waxaa Gordhay soo dhamaatay wareegii labaad ee Tirinta Codadka Doorashada Madaxweynaha Mamaulka Galmudug , waxaana ilaa hada ku horeeya Musharax Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo helay codad gaaraya
Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa goordhaw ku dhawaaqay natiijada rasmiga ah ee wareegii labaad ee Doorashada waxaana Codadka loo kala helay sida tan
C/kariin Xuseen Guuleed, 42 -cod
Axmed Macalin Fiqi 32-cod
Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan 15-cod