spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Oo kormeeray Garoonka Stadium...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Oo kormeeray Garoonka Stadium Muqdisho.

Siihayaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Ibraahim Cumar Mahad- Alle (Ibraahim Dheere) iyo Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada iyo Wacyigilinta Maamulka G/Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakett) ayaa maanta kormeeray Garoonka Stadium Muqdisho.

Garoonka ayaa waxaa ka socday Dayactir aad u balaaran o lagu soo celinayo Bilicdii u lahaa Bariisamaadkii hore.

Guddoomiye Ibraahim o ka hadlay ayaa sheegay in maamulka G/Banaadir ay ka go’an tahay in uu wax ka qabto ka shaqeeynta meelaha muhiimka u ah Bulshada.

“Waxaan maanta kormeeray Garoonka Stadium Muqdisho oo ay kasocoto dib u dayactir lagu soo celinayo bilicdii uu lahaa Barisamaadkii iyo sidii uu uga qayb noqon la’haa soo nooleynta Ciyaaraha Dalkeena

Maamulka Gobolka Banaadir waxaa ka go’an in uu wax ka qabto ka shaqeeynta meelaha muhiimka u ah Bulshadeena”ayuu yiri:Ibraahim Cumar Mahad- Alle.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular