spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeWareega koowaad ee doorashada oo lasoo gaba-gabeeyay iyo Cida Ku Horeyso
Array

Wareega koowaad ee doorashada oo lasoo gaba-gabeeyay iyo Cida Ku Horeyso

Waxaa soo gaba gaboobay wareega koowaad codeynta Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo ay ugu codeynayaan Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

Sanduuqa codbixinta ayaa waxaa ku dhacay 89 cod oo ay dhiibteen Baarlamaanka Maamulka Galmudug, iyadoo Guddiga doorashada ay ku mashquulsan yihiin tirinta codadka ay dhiibteen Xildhibaanada.
Sida Guddiga uu horay u sheegay waxaa soo bixi doona wareega koowaad saddex musharax oo u gudbaya wareega labaad, saddexdaasi musharax waxa ay noqon doonaan saddexda ugu codadka badan musharaxiinta tartamaysa.
musharaxiinta
MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular