spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeWasaarada Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya Oo Eedeymo Loosoo Jeediyay
Array

Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya Oo Eedeymo Loosoo Jeediyay

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in hadlkaasi ka soo yeeray Wasaarada Amniga uu yahay mid lagu Niyad Jabinayo Shacabka Soomaaliyeed islamarkaana ay aan Wasaarada looga baahneyn in hadlkaa oo kale ay Bulshada u sheegto.

“Waxaa jira Dad badan oo doonaya in ay ka qexaan Magaalada Muqdisho kadib hadalka Wasaarada Amniga Shacabka Soomaaliyeed ha isdajiyaan oo Al-shabaab waa laga Adkaaday Weerarada ay fulinayaana waa kuwo Fashilmay”ayey tiri Jawaahir.

Shacabka Soomaaliyeed ayey Guddoomiyaha ugu baaqday in ay Garab istaagaan Ciidamada Amaanka Soomaaliya si looga hortago Weerarada Al-shabaab.

Xili Dhawaan Wasaarada Amniga Gudaha Xukumadda Soomaaliya ay sheegtay in Xarakada Al-shabaab ay qorsheeynayaan Weeraro lagu qaado Goobaha ay Bulshada ku kulmaan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hadalkaasi dhaliilay Ururka Haweenka Gobolka Banaadir

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular