spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeWeerar dad lagu dilay oo ka dhacay Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya
Array

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya

Wararka aan ka heleyno degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in dad ka badan 10 qof lagu dilay weerar xalay saqdii dhexe kaddib lagu qaaday guri ay degan yihiin dad aan Soomaali ahayn.

Dadka la beegsaday ayaa lagu soo warramayaa in ay yihiin kuwa dhagaxa ka jebiya dibedda magaalada.
Ma jirto weli cid sheegatay mas’uuliyada weerarka, balse Xarakada Shabaab ayaa horay weerarro noocan ah uga fulisay Mandheera.
Ciidamada ammaanka Magaalada Mandheera ayaa howlgalo waxa ay ka wadaan Magaaladaasi.
Kooxdii ka dambeysay weerarka ayaa la sheegay inay ka fakadeen goobta weerarka ay ka geysteen.
MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular