spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeXuska 55 guurada ciidanka Xoogga Dalka oo ka socoto Muqdisho iyo gobollada...
Array

Xuska 55 guurada ciidanka Xoogga Dalka oo ka socoto Muqdisho iyo gobollada dalka

Qaban qaabada munaasabad balaaran oo loogu dabaal-degayo Xuska Aas Aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku Asteysan 12-ka April ayaa ka socota xarunta Wasaaradda Difaaca Soomaaliya, iyadoo aad loo adkeeyay ammanka magaalada Muqdisho.

12-ka April sanadkii 1960 ayay ahayd markii la aas aasay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana xuska 55 guurada ee ciidanka xoogga lagu wadaa inay ka qeyb galaan Madaxda ugu sareysa dalka, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale.

Sidoo kale Munaasabado tan la mid ah ayaa waxa ay ka socdaan qaar ka mid ah gobollada dalka, kuwaasi oo lagu weyneynayo xuska maalintii la aas aasay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo 55 jirsaday

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular