spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeYaa U Qalmo Inuu Ku Guuleesto Laacibka Ugu Wanaagsan Premiership-ka England Xili...
Array

Yaa U Qalmo Inuu Ku Guuleesto Laacibka Ugu Wanaagsan Premiership-ka England Xili Cayaareedkan!

Dhamaan xirfadlayaasha kubada cagta Premiership-ka England ayaa bilaabeen inay u codeeyaan laacibka sanadkan ugu wanaagsan horyaalkan (PFA)

Waxaa la sheegay warar hordhac ah in Eden Hazard iyo Harry Kane ay yihiin labada musharax ee abaal marintan qiimaha midkood ku guuleesan doono.

Sidoo kalena Sergio Aguero, Alexis Sanchez iyo David de Gea iyagana waa musharaxiin u tartami doonaan abaal marintan qiimaha badan.

Hadaba hoos kaga bogo xidig walbo iy waxqabadkiisa uu ilaa haatan la yimid xili cayaareedkan dhamaan tartamada kala duwan:

Harry Kane (Tottenham): wuxuu cayaaray 44-kulan asigoo dhaliyay 29-gool

Eden Hazard (Chelsea): wuxuu cayaaray 44-kulan asigoo dhaliyay 17-gool

Diego Costa (Chelsea): wuxuu cayaaray 30-kulan asigoo dhaliyay 18-gool

Sergio Aguero (Man City): wuxuu cayaaray 31-kulan asigoo dhaliyay 23-gool

David de Gea (Man United): wuxuu cayaaray 37-kulan asigoo wax gool ah laga dhalinin 13-kulan

Alexis Sanchez (Arsenal): wuxuu cayaaray 43-kulan asigoo dhaliyay 20-gool

Jordan Henderson (Liverpool): wuxuu cayaaray 45-kulan asigoo dhaliyay 7-gool

EPL

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular