fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 395
HomeWaa Side Xalada Cafimaad Ee Jon Kerry Oo Dhawaac Uu Soo Garay.
Array

Waa Side Xalada Cafimaad Ee Jon Kerry Oo Dhawaac Uu Soo Garay.

Faah faahino dheeraad ah ayaa kaso baxayaa dhawaac soo gareey Xoghayaha arrimaha dibeda ee Maraykanka John Kerry oo laso warinaayo in isbitaal la dhigay kaddib markii uu galay shil isagoo kaxeynayey baskiil.

Waxa uu ku kaxeynayey baskiilka meel ku dhow buuraha Alps ee dalka Faransiiska.

Waxa loo duuliyey isbitaal ku yaala dalka Switzerland halkaas oo uu uga qeyb galayey kullanka ku saabsan barnaamijka niyuukliyarka ee Iraan.

Waxa lagu waday in uu u duulo Madrid si uu uga qeyb galo saxiixa heshiiskaasi maalinta isniinta ah.

Afhayeen u hadlay xoghayaha ayaa sheegay in xaaladiisu ay degantahay, una badantahay in uu ka dhaawacmay lugta.

Waxii waraar ah oo kuso kordha dhawaca Kerry halkan kala socoo.

 

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

Sacuudiga oo qaaday tallaabo ka dhan ah Maamulka Somaliland

0
Arbaco, October -4- 2023-{HMC}  – Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa joojisay xoolihii Somaliland ee loo dhoofin jiray dalkeeda, sida ay sheegtay xukuumadda Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada...