Magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan waxaa manta ka socdo qaban qaabo ku aadan imaasha wafdi balaaran oow hogoominayo wasiirka amniga qaranka xukumada somaliya oo kusoo wajahan magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan
Soo dhaweynta wafdiga ayaa waxa laga dareemaya good ahaan magaalada baladweyne iyadoona magaalada lagu argayo boqolaal dad weyne ah oo ka qeyn qaadanayo soo dhaweynta wasiirka amniga oo saacadaha soo socdo ku soo wajahan magaalada beledweyne
Amaanka magaalada ayaa aad loo ad keeyey waxaana wadooyenka muhiinka ah ee magaalada soo gala iyo kuwa ka baxa la dhigay ciidamo is kugu jiro boolis iyo militere kuwaasi oo baaritaano kala duwan sameynayo
Wixii warar ah ee kusoo gordho wafdiga wasiirka amniga waxaad ku dhageysan doon warar keena danbe