Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeWafdigi Madaxweynaha Soomaalia Oo Kulamo Laqatay Wax Garaad Iyo Siyaasiyin Ku Sugan...
Array

Wafdigi Madaxweynaha Soomaalia Oo Kulamo Laqatay Wax Garaad Iyo Siyaasiyin Ku Sugan Degmada Dhuusa Mareeb,

wafdigii madaxweynaha soomaalia ee dhawaan gareey degmada dhuusa mareeb oo ah xaruuta mamuulka g/balka galgaduud ayaa halkaasi waxaa aay xiligaan aay kulamo kala duuwaan uga soconayaan wax garaad iyo siyasiin ku suugaan degmada dhuusa mareeb,

wariyaha radio hiranweyn ee dhuusa mareeb c/dullaahi warsame rooble ayaa soo shegayaa in kulamada aay yihiin kuwo isdaba joog ah albabadana aay uu xiran yihiin saxafaduna aay dibad joog ka tahay sidda uu wariyaha soo shegayo,

lama oga wax yabaha rasmiga ah ee laga wadda hadlayo iyaddo wali aay kulamada soconayaan lkn waraar hoose oo aan heleeyno ayaa waxaa aay shegayaan in ladonaayo in manta lawadda garo hishiis kama danbeeys kaa oo ku sabsan halka rasmiga ah ee lagu qaban doono shirka mamul uu sameynta ee g/bolada dhaxe ee mudug iyo galgaduud kaa oo ladonaayo in lagu qabto degmada cadaado oo ah xaruunta mamulka ximin iyo xeeb

waxii waraar ah ee kuso kordha kulamadaas kala soco halkan insha.allaah,

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY