Saturday, February 4, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAWar Dag Dag Ah Qarax Geystay Qasaaro Dhimasho Iyo Dhawac Oo Caawa...

War Dag Dag Ah Qarax Geystay Qasaaro Dhimasho Iyo Dhawac Oo Caawa Ka dhacay Degaanka Moqokori

Inta la ogyahay hal ruux ayaa ku geeriyooday  4 kalana wey ku dhawacmeen  kadib qarax maqribnimadii caawa ka dhacay  tuulada moqkori ee dagmada maxaas ee gobolka hiiraan

Dadkii Ku dhawacmay qaraxii caawa ka dhacay maqokori  ayaa waxaa losoqaday isbitaalka magalada baladweyne sida U Radio Hiiraanweyn U shegay Gudoomiyaha Cusub ee Dagmada Maxaas Gobolka Hiiraan Maxamed Macoow

Gudomiyaha Dagmada Maxaas ayaa Sido kale Hiranweyn Ushegay in qaraxa aan ilaa iyo Iminka aan si cad lo ogeyn waxa sababay qaraxa wax yeelada geystay  Waxana Gudoomiye Maxamed Macoow U shegay in ay Wadaan Baaritaano la xiriiro  qaraxii Caawa Ka dhacay Degaanka Moqokori  Ee Gobolka hiiraan
Dhowr maalin ka hor ayey ciidamada Dowlada Soomaliya iyo Itoopiya  kala waregeen xarakada al shabab gacan kuhaaynta degaankaas
War-deg-deg

MUQAALADA

ENGILSH NEWS

Somali children play football on Mogadishu streets as city hosts high-level...

0
Friday February 3, 2023 By Mohammed Dhaysane. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the...