4 Qof ayaa ku dhawacantay kadib qarax Goordhaw ka dhacay goob maqaaxid ah oo kutal deganka halka ee dagmada buulo burte ee gobolka hiiraan halkas oo ay ku sugnayeen ciidamo katirsan dolada soomaliya ee dhawan la wregay gacan ku haaynta degankaas
Goobjooge Ku sugan Degaanka Halgan ayaa Radio Hiranwyn Ushegay in u qaraxa ka dhacay goob shaha laga cabo oo ay fardhiyeen askar katirsan ciidamda iyo dad shacabka
sidoo kale qofka aan lahadanay ayaa shegay in ila iyo iminka usan shegi karin waxa goobta Ku qarxay in ay bam ahaayeen iyo in ay aheyd miino mesha lagu sii asay .waxa uu intaa ku daray ila iyo iminka majirto cid ku geeriyootay dadka dhawacmay ee 4 ta qofna wax ay iskugu jiraan askar katirsan ciidamada iyo dad shacab ah
Faah faahin La soco Wararkeena Danbe Insha allah