Wafidagan uu Hogaaminaayo Ra iisulwasare ku xigeenka soomaaliya maxamed Cumar carte Khaalid ayaa goor dhaw gaaray magalada baladweyne Ee Gobolka hiiraan
Wafdiga ayaa waxaa Kamid ahaa wasiirada xaawo xasan caafimaadka wasiir dowladahao Arimaha Gudaha Iyo Federaalka wasiir dowlaha xafiiska Ra iisulwasaraha Soomaaliya Cabdi Raxmaan dheere iyo Xubno Kale oo ka socdo dowlada dhaxe ee soomaaliya
Xunbaha u hogaaminyayo Ra iisulwasare Ku xigeenka Dowlada Soomaaliya Ayaa Waxaa garoonka ku so dhaweyay Maamulka Gobolka hiiraan saraakiisha ciidamada Amisom Iyo qeybaha Bulshada Baladweyne
Lama oga Sababta uu manta baladweyne ugaray Ku xigeenka ra iisulwasaraha soomaaliya balse waxaa mal mahan la hadal hayay shirka mamul u sameynta hiiraan iyo shabellaha dhaxe
faah faahin La soco Hiiraanweyn .net insha allah