Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeWar Dag Dag ah Wafdi Uu Hogaaminaa Wasiirkii Horre Arimaha Gudaha Iyo...
Array

War Dag Dag ah Wafdi Uu Hogaaminaa Wasiirkii Horre Arimaha Gudaha Iyo Federaalka Oo b,weyne gaaray

Wafidi balaran oo u hogaaminaa wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo federaalka  mudane cabdulaahi godax barre ayaa goordhaw  sogaray magalada baladweyne ee gobolka hiiraan

wafdiga ayaaa lo sogudbiyay xarunta maamulka gobolka hiiraan  waxana ay kulamo laqadanayaan odayaasha iyo wax garad iyo siyaasi horay ugu sugnaa baladweyne

imaatinka wafdigan ayaa waxaa u imanayaa xili magalada baladweyne ay ka socdaan shir dib u heshiisiin iyo aayo katalinta gobolka hiiraan

faah faahin dheraad ah iyo sawiro  la soco goordhaw insha allah

MUQAALO

1 COMMENT

Comments are closed.

WARARKII UGU DANBEEYAY