Waxaa Goordhaw soo gaba gaboobay codkii ay dhibanayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo maanta dooranaya Madaxweynaha uu yeelanayo Maamulkaasi ,
Tartanka ayaa ah mid aad u adag waxaana loolanka ugu adag uu u dhaxeeya Labada Musharax ee kala Wataan ee kala ah C/kariin Xuseen Guuleed, Axmed Macalin Fiqi oo wareegii ugu danbeyay iskugu sobaxay
Goor dhaw natiijada ayaa la shaacin donaa hadana waxaa socdo tirinta codadka
Waxii Warar ah ee kusoo kordha Doorashada kala Soco wararkaga Dambe Daqiiqad daqiiqad Insha Allah