Saturday, February 4, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKA{DAAWO SAIRADA} WAR DEG DEG AH .Dagaal culus oo laga maqlay magaalada...

{DAAWO SAIRADA} WAR DEG DEG AH .Dagaal culus oo laga maqlay magaalada paris

Rasaas culus ayaa laga maqlayaa woqooyiga magaalada Paris, iyadoo wararku sheegayaan in howlgal amni uu halkaasi ka socda.

Askar ka tirsan ciidanka boliiska ayaa la dhaawacay, sida laga soo xigtay TV-ga BFMTV ee dalkaasi.

Goor sii horreysay ayaa boliisku sheegeen in sawirro muuqaal ah laga ogaaday inuu jiro qof sagaalaad oo qeyb ka ahaa weerarkii Sabtida lagu qaaday Faransiiska ee ay ku dhinteen 129 rux.

Ururka la baxay dowladda Islaamka ayaa sheegtay weerarkaasi.

Wararka qaar ayaa sheegaya in waddooyinka la xiray agagaarka Place Jean Jaures ee ku taalla xaafadda Saint Denis.




 

MUQAALADA

ENGILSH NEWS

Somali children play football on Mogadishu streets as city hosts high-level...

0
Friday February 3, 2023 By Mohammed Dhaysane. MOGADISHU, Somalia Somali children came out Wednesday in the nation’s capital to play football on the streets as the...