Saturday, January 28, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeARIMAHA BULSHADAWAR DEG DEG AH:-Ganacsade Caan Ah iyo Xilibaan Oo Goordhaw Lagu Dilay...

WAR DEG DEG AH:-Ganacsade Caan Ah iyo Xilibaan Oo Goordhaw Lagu Dilay Galkacyo +Magacyada

Waxaa goordhaw weerar qorsheysan lagu dilay  ganacsade caan ah iyo xilibaan ka tirsan baarlamaanka gal mudug kuawaas oo si bareer ah u toogteen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland.

Weerarka lagu dilay Daahir Godagode ayaa ka dhacay gudaha xaafada dahraan waxaana sidoo kale dhaawac culus uu soo gaaray Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil Calool-geel kaas oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug.

Maydka Daahir Godo godo & dhaawaca Xildhibaan calool geel ayaa la dhigay Isbitaalka Baraxlay waxaana arrinkaan uusan wax saamyaan ah ku yeelan shirarka ka socda Garoonka diyaardaha ee Gaalkacyo (Cabdulaahi Yuusuf Airport).

Lasoco waxii kuso kordha insha alaah

MUQAALADA

ENGILSH NEWS