Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in Galinkii dambe ee Maanta Ciidamo ka tirsan Kuwa Dowlada Somaliya ku dileen Gudaha Magaalada Sarkaal ka tirsan Hay,adaha ka howlgala Magalada Baledweyne,
Masuulka la dilay ayaa lagu magacaabayay Mahdi Xuseen Shiikhaal wuxuuna madax ka ahaa Hay,ada UNMAS United Nation Main Action Service Xafiiska Baledweyne.
Ujeedada loo dilay ilaa xiligan si rasmi ah looma oga mana jirto wax war ah oo arintaa uu ka soo saaray maamulka Gobalka Hiiraan kan dagmada Baladweyne iyo saraakiisha ciidamada AMISOM Ee Baladweyne Ku sugan,
Faah Fahin La soco Wararkeena Danbe Insha allah
Comments are closed.