Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
HomeWARARKAWAR DEG DEG AH:Qarax Khasaare geystay oo Gooor dhaw ka dhacay Baladweyne

WAR DEG DEG AH:Qarax Khasaare geystay oo Gooor dhaw ka dhacay Baladweyne

Arbaco 8 March {2023}  Qarax miino ayaa ka dhacay Maqaayad ku taalla Xaafada Xaawo taako ee Magaalada Baladweyne, waxaana Jiro qasaaro soo gaaray dad shacab ah sida uu Hiiraanweyn u sheegay qof goobjooge ah.
Dadka Wax ku noqday ayaa loo qaaday goobaha Caafimaad oo Magaalada Ku yaalla.…
Arag wax badan
MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY