spot_img
HomeMUQAALO{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliland oo So bandhigtay Hub iyo Maxaabiis ay ku qabsatay...

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliland oo So bandhigtay Hub iyo Maxaabiis ay ku qabsatay Dagaalkii maanta ka dhacay Magaalada Laascaanood

Sabti 18 March 2023 {HMC} Afayeenka Ciidamada Meleriga Cabdi Cabdulaahi Xasan Cabdi Dheere ayuu yiri “Somaliland sidii caadada u ahayd way ka guulaysteen cadowga, waxayna ka qabsadeen saanad dagaal, gadiid, iyo maxabiis badan, maxabiistaas oo ka badan 14, laba gadiid oo dagaal ka ah,15 qori oo nooca boobaha culus ah iyo in ka badan oo hubka yar yar ah”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular