Sabti 18 March 2023 {HMC} Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaadiidka Xukuumadii Xasan Cali Kheyre Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa weerar Afka ah ku qaaday Madaxweyne Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA