fbpx
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAWararkii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada Turkey

Wararkii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada Turkey

Khamiis May.11.2023 {HMC} lolaha doorashada madaxtinimada iyo baarlamaanka ee dalka Turkiga ayaa haatan maraya maalmihii ugu dambeeyey, ayada oo doorashadu ay dhaceyso 14-ka May.

Doorashadan ayaa noqonaysa tii ugu adkayd ee uu galo madaxweyne Erdogan, muddadii labaatanka sano ahayd ee uu dalkaas soo maamulayey.

MUQAALO

WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} DEG DEG Wasaarada gaashandhiga oo faahfaahisay deeganadii maanta lala...

0
Isniin 21-Aug-2023-{HMC} Wasaarada gaashandhiga oo faahfaahisay deeganadii maanta lala wareegay iyo Ceelbuur oo la filayo in maalmaha soo aadan aay soo gasho gacanta Dowlada.HALKAN...