Monday, May 29, 2023
spot_imgspot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeWareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada oo bilaabatay
Array

Wareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada oo bilaabatay

Guddoomiyahaya baarlamaanka dolwad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa bilaabay codeynta wareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada Galmudug, iyadoo ay ku xigeen ku-xigeenadiisa koowaad iyo labaad oo kala ah Xareed Cali Xareed iyo Maxamed Sheekh Axmed Maalin.

Waxaa iminka ku loolamaha xilkan ilaa iyo saddex musharax oo kala ah Axmed Macalin Fiqi, Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadam iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka soo gudbay wareega kowaad ee tartanka.

 

Lasoco  Wararkii Ugu Danbeyay

Radio Hiranweyn

MUQAALO

WARARKII UGU DANBEEYAY