Hiiraanweyn Media Center Waxay joojisay isticmaalka waraaqihii hore ee dukumiintiyada (rasiidadda, qaansheegashada iyo qiimeynta).
Waxaan u guurnay nidaam cusub oo Dhijitaalka ah kasoo ah Mid hufan, si fudud loo hubin karo, Lehna QR codes si loo helo loona xaqiijiyo xogta si degdeg ah.
Macaamiisheena waxa ay Dukumintiyadeena ka hubin karaan Website-keena Hiiraanweyn.net.
Qafkii wato Dikumeenti aan ku jirin websaiteka hiiraanweyn waa been Abuur.
Wada Shaqeeyntaadu Waa Muhiim.
Mahadsanidiin.






