Waxa dagan xaalada goobahii shalay lagu dagaamay ee xaafada h/wadaag ee magaalada b/weine waxa uuna dagaalkaasi sababay qaraaso is kugu jiro dhimasho dhawac iyo baragac dad shacab ah
Wararka ay heleyso idaacada hiranweyn ee magaalada b/weine ayaa sheegay in manta xaafadaasi ay dib uu uga bilaamay adeegyadi ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo gaadiidka waxaana joojinta dagaalka ay ka qeyb qaateen ciidamada amison iyo kuwa dowlada Somalia wax garadka g/hiiraan
Waxaana ilaa iyo haatan ka socdo magaalada b/weine dadaalo ku aadan side xal looga gaare lahaa dagaalkii shalay ka dhacay xaafadaasi
wixii warar ah ee ka soo kordha waxaad kala socon doontaan hiranweyn.com insha allah