Saturday, January 28, 2023
spot_imgspot_imgspot_imgspot_img
HomeWARARKAXarakada Al-shabaab iyo Ciidamada Jubballand oo ku Dagaalamay Afmadoow

Xarakada Al-shabaab iyo Ciidamada Jubballand oo ku Dagaalamay Afmadoow

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Xalay Saqdii dhexe Degaan Duleedka ka ah Degmada Afmadoow ee Gobolkaasi Jubbada Hoose uu ka dhacay Dagaal Culus oo u dhexeeya  Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab.

Goobjoogeyaal ayaa Xaqiijiyay in Dagaal Culus uu dhex maray Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Xarakada Al-shabaab.

War lagu qoray  Warbaahinta Qoraaladaa ee Taageera Al-shabaab ayaa lagu sheegay in Askar ka tirsan Ciidamada Jubbaland lagu dilay Weerarka kuwo kalena Nolosha lagu watay.

Saraakiisha Jubbaland wali kama hadlin Dagaalka ka dhacay Duleedka Degmada Afmadoow ee dhexmaray Jubbaland iyo Shabaab.

MUQAALADA

ENGILSH NEWS