Talaado 30 Sep 2025 {HMC} ๐๐๐๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ง๐๐ฎ๐ซ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐ ๐๐ ๐
๐๐ซ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ฒ๐๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ฅ๐ ๐ก๐๐ฅ๐๐ฒ, ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐๐๐ฒ ๐๐๐๐๐ช๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ ๐๐จ๐ญ๐๐ฅ
Safiirka Nkosinathi Emmanuel Mthethwa oo sidoo kale dalkiisa wakiil uga ahaa Hay’adda UNESCO
ayaa la waayay shalay, balse meydkiisa ayaa maanta laga helay hotelka Hyatt ee magaalada Paris. Booliska magaalada Paris ayaa baaraya sababta falkan aan hore loo arag oo shaki badan dhaliyay.






