189 kartoon oo daroogo khatar ah oo Muqdisho Lagu qabtay.

0
43

Khamiis 07 Aug 2025 {HMC} Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Laamaha Amniga oo Garoonka Aadan Cadde ku qabtay 189 Kartoon oo lagu soo qariyay Daroogo noocyo kala duwan ah iyo kaniiniyaal Isticmaalkooda ka reeban yahay gudaha dalka kuwaa la doonayay in dalka lasoo galiyo.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA LAGA SOO SAARAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here