spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAW MUQAALKA} Qaar kamid ah Ciidamada Macwisleey Gobolka Hiiraan oo ka Baxay...

{DAAW MUQAALKA} Qaar kamid ah Ciidamada Macwisleey Gobolka Hiiraan oo ka Baxay furumaha hore ee Dagaalka

0
209

Arbaco , October -18- 2023-{HMC} Ciidamo katirsan Macwisleey Gobolka Hiiraan ee dagaalka kula jirto Al-shabaab ayaa ka so baxay furinta hore ee Dagaalka dagmada Halgan ee Gobolka hiiraan kadib markii ay ka caroodeen hadal ka so baxay gudoomiyaha Dagmada jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge nuur dheere.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here