{DAAWO SAWIRADA} Buundo cusub oo Muhiim u ah Dadka ayaa Laga dhisay Magaalada Muqdisho

0
105

Talado, October -24- 2023-{HMC} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Buundada cusub ee laga hirgaliyay waddada 21-October ee degmada Waaberi, taas oo loogu tala-galay in ay Caruurta iyo Ardeyda kaga bad-baadaan halista gawaarida istecmaasha wadadaasi.

Munaasabadda Xarig-jarka waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale, Maamulka Degmada Waaberi, iyo Maamulka Shirkada Hormuud oo iyaga gacan ka geystay hirgelinta buundadan.Buundo cusub oo Muhiim u ah Dadka ayaa Laga dhisay Magaalada Muqdisho 1 Buundo cusub oo Muhiim u ah Dadka ayaa Laga dhisay Magaalada Muqdisho 2 Buundo cusub oo Muhiim u ah Dadka ayaa Laga dhisay Magaalada Muqdisho 3 Buundo cusub oo Muhiim u ah Dadka ayaa Laga dhisay Magaalada Muqdisho 5 Buundo cusub oo Muhiim u ah Dadka ayaa Laga dhisay Magaalada Muqdisho 6 Buundo cusub oo Muhiim u ah Dadka ayaa Laga dhisay Magaalada Muqdisho 7

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here