spot_imgspot_imgspot_img
Home VIDEO {DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium,

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium,

0
100

Arbaca, October -25- 2023-{HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qaybgali doono shirka Midowga Yurub iyo wadamada soo koraya.

Madaxwaynaha ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedin doona madasha oo socon doonta inta u dhexeysa 25-26 Oktoobar 2023

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here