spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Qarax weyn oo ka dhacay Qaza iyo korontada iyo internet oo ka...

Qarax weyn oo ka dhacay Qaza iyo korontada iyo internet oo ka go’ay meelaha qaar

0
120

Jimco , October -27- 2023-{HMC}  Waxaa hadda la arkayaa muuqaal toos ah oo ku saabsan qaraxyo ruxay qeybo ka mid ah marinka Qaza.

Milateriga Israa’iil ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in ay “si joogto ah u duqaynayaan marinka Qaza”.

Qaybo ka mid ah Qaza ayey internet iyo korontadu ka go’een, tan oo kusoo aadday xilliga qaraxu dhacay.

Tan ayaa kusoo aadaysa iyadoo xisbiga talada haya ee Ingiriiska uu la kulmayo cadaadis ku aaddan inuu Israa’iil ku cadaadiyo xabbad joojin.

ISHA BBC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here