{DAAWO MUUQAALKA} Maamulka demada Hodon oo hawlgal lagula dagaalamaayo daroogada ka sameeyey xaafadaha degmada Hodon

0
137

Axad, November-5- 2023-{HMC} Guddoomiyaha Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cali Axmed Shire (Cali Fahle) ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgallo saacado qaatay oo ka dhan ah walxaha maanka-dooriya oo ka dhacay Waddada Tarabuunka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here