Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Taliyaha Ciidanka XDS la Kulmay Masuuliyiin ka Socda Midowga yurub
Arbacoo Nofembar 08, 2023 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Gen, ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow iyo Taliyaha Ciidanka Hawlgalada Midowga yurub iyo saraakiil kale ayaa ka wadahadlay xoojinta dhismaha ciidamada iyo Taageerada Ciidamada Soomaaliya.
Arimo badan ayaa looga hadlay intii uu socday kulankaan waxaana ka mid ah tababarka Ciidamada, kaabayaasha, qaab dhismeedka ciidamada, qorista ciidanka , isgaarsiinta, dhimista ATMIS iyo arima kale oo muhiim ah.
Dowladdaha Midowga Yurub waxa dadka iyo Dalka Soomaaliyeed ku taageeraa mashaariicdooda iyo howlgalladooda ay ka wadaan Soomaaliya

Like this:
Like Loading...