{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne xasan shiiq oo dhawac ah Ayaa ka Dagay Wadanka sacuudiga

0
47

Khamiis Nofembar 09, 2023 {HMC} Wafdi oo Hogaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sucuudiga, halkaasi oo uu kaga qayb galayo Saddex shir oo kala ah 1- Shirka Jaamacada Carabta 2- Shirka Ururka iskaashiga Islaamka 3- Shirka Sacuudiga iyo Afrika. Shirarkan ayaa intooda badan looga hadlayaa xaaladda shacabka Falaatiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here