spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Duqa Magaalada Baladweyne oo Kormeertay Goobaha Wabiga Qataradan Badan ka...

{DAAWO SAWIRADA} Duqa Magaalada Baladweyne oo Kormeertay Goobaha Wabiga Qataradan Badan ka jiraan

0
86

Jimco Nofembar 10, 2023 {HMC} — Duqa Magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin iyo Masuuliyiin Kale ayaa Gaaray Deegaanka Hoodleey oo ah Meesha ugu qatarta badan oo.xiligan laga Cabsi qabo in uu ka fataho Wabiga Shabeelle. goobtan waxaa ka Socda Dadaalo Kala duwan Oo wax Looga qabanayo Fatahaada Wabiga shabeelle

Duqa Magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa sheegtay In ay socdaan dadaalo xoogan oo wax loga qabanayo fatahaada wabiga Shabeelle kuwaas oo ay ka socdaan sadax meel oo ah kuwa ugu daran ee xiligan laga Cabsi qabo.

Sidoo kale Duqa Magaalada Baladweyne ayaa Dadka ugu baaqday in ay Muujiyaan Taxadir Dheerad ah inta ay Jiraan qataraha Fatahaada Wabiga Shabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here