spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Ciyaartoy Mataleysa Maamulka Hirshabelle oo maanta laga sa gootiyay Magaalada...

{DAAWO SAWIRADA} Ciyaartoy Mataleysa Maamulka Hirshabelle oo maanta laga sa gootiyay Magaalada Baladweyne.

0
655

Axad Nofembar 12, 2023 {HMC} Ciyaartoy ku matalitoonto maamulka Hirshabelle tartanka kubada cagta ee Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta laga sagootiyay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

 

Ciyaartooydan ayaa laga so kala xulay afar dagmo oo kala ah  Jalalaqsi Matabaan Bulo burte iyo Baladweyne sida uu hiiraanweyn u sheegay Xoghayaha Xiriirka kubada gacta Maamulka Hirshabelle Xasan Bile.

 

Ciyaartooyda maanta laga sagootiyay Magaalada Baladweyne kama muuqdo diyaar garoow xoogan marka loo eego maamul goboleedyada kale.

 

intabadan shaqooyinkii maamulka hirshabelle waxaa saameeyay weyn ku yeeshay khilaafkii ka dhashay dhismaha maamulkaas kaas oo ilaa iyo hada taagan waana sababta uu diyaar garoow fiican uga muuqanin.

Wariyaha Ciyaaraha Hiiraanweyn

Cabdi Majiid Aweys Isxaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here