spot_imgspot_imgspot_img
Home ARIMAHA BULSHADA {DAAWO MUQAALKA} WAR DEG-DEG AH: Tirada Dadka ku dhintay Fatahaada Baladweyne oo...

{DAAWO MUQAALKA} WAR DEG-DEG AH: Tirada Dadka ku dhintay Fatahaada Baladweyne oo La shaaciyay

0
364

Talaado November 14, 2023 {HMC}  Masuuliyiin maamulka gobolka hiiraan iyo kan dagmada Baladweyne ayaa maanta shaaciyay Tirada Dadka ku dhintay Fatahaada maamlmo ka hor ku dhufatay Magaalada Baladweyne iyo deegaanada hoos yimaado.

Xubnaha Maamulka Hiiraan ayaa kormeer kooban oo ay ku sameeyeen qeybo kamid ah Magaalada Baladweyne oo ay saameysay Fatahaada ayaa warbaahinta u sheegay in 10 qof ay ku dhinteen fatahaada uu sameeyay Wabiga shabelle ee dhaxmara Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here